IID WANAAGSAN, IID MUBAARAK Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca shacabka Dowlad Goboleedka Koonfurbari Soomaaliya, waxaan hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku dhaqan dowlad goboleedka Koonfurbari Soomaaliya, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeed.
IID WANAAGSAN, IID MUBAARAK Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca shacabka Dowlad Goboleedka Koonfurbari Soomaaliya, waxaan hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku dhaqan dowlad goboleedka Koonfurbari Soomaaliya, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeed. Waxaan Alle SWT uga baryayaa inuu innaga aqbalo acmaasha suubban, ducada iyo cibaadada, aynu gudannay, islamarkaana uu dalkeenna iyo dadkeenna ku mannaysto nabad, barwaaqo, xasillooni, iyo horumar waara. IID WANAAGSAN, IID MUBAARAK H.E. Cumar Cali Axmed Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfurbari,Soomaaliya.
