MAGACAABISTA GUDDOOMIYE KU XIGEENNADA DEGMADA MARKA
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfurbari Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Axmed, ayaa wareegto ku taariikhaysan 5 November 2026 ku magacaabay: • Mudane Cimraan Axmed Maxamed Guddoomiye Ku xigeenka Siyaasadda Degmada Marka. • Mudane Xasan Maxamed Cali (Xasan Maadey) Guddoomiye Ku xigeenka Amniga Degmada Marka. Magacaabistan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo maamulka iyo amniga, laguna horumarinayo adeegyada bulshada iyo waxqabadka Dowladda Hoose ee Degmada Marka. Degmada Marka Koonfurbai Soomaaliya
